Asc
wr wb Walaalaha soomaliyeed meelkastoo joogtaan
Ku soo dhowaada Shabakadaan cusub ee Somaliquraan.com
Allaha kadhiga mid walaalaha soomaliyeed
ka faaideystaan .Waxaan walaalaha soomaliyeed
ka codsanaynaa wixii Cilimu
Qiraa"aat walaalkii ama walashii haysa
inay nala soo xiriiraan si aan duruustaas aan
walaalaha webka ugu gali waxaadna markasta kala
xiriiri kartaa webmasterka websaadka ee hoos ku
qoran Inshalaah.
Webmaster@Somaliquraan.Com